Menu
Info
Ku daro Favourites!
Who's Online
Hadda waxaa online ah, 97 Marti iyo 0 Maamul .
Jadwalka Maanta
Duco Sh Muxeysini

Quraan - Video
Markaz Ibnu Baz
Carruur Quran Video
Waa islaamaah!!!
Salaada
Amino Cabdul Majid
Gabar Soomaaliyeed oo Xaafidu quraan Indhoolena ah oo u baahan gargaarkaaga
Sadaqo

Gabayo Diini ah.
Kusoo dhowow Addacwah!

Quraanka: {وَللَّهِ عَلَى ٱلنَّاسِ حِجُّ ٱلْبَيْتِ مَنِ ٱسْتَطَـٰعَ إِلَيْهِ سَبِيلاً وَمَن كَفَرَ فَإِنَّ ٱلله غَنِىٌّ عَنِ ٱلْعَـٰلَمِينَ} [آل عمران:97].
{Ilaahay dadka wuxuu ku leeyahay inaya gurigiisa soo xajiyaan, qofkii awooda in uu tago, qofkii gaaloobana [ha ogaado] Ilaahay adduunkoodhan wuu ka kaaftoomaa}

Dhageyso Xushmadda Xajka - Dr Cumar Iimaan Abuubakar.
Muxaadarooyinkii ugu dambeeyey
AL-ISTIQAAMAH (Jidka Allaah oo lagu toosnaado)  15 Nov 2008
Sh Maxamed Macalin Cali Naxar Dhageyso    Soo Dagso
FADLIGA ILLAAHEY WAXAA XALAY OO ARBACO AHEYD 15/10/2008 DIB U BILOWMAY TAFSIIRKII QURAANKA KARIIMA EE SH MAXAMED BOCOR SAMOW 
Sheekh Maxamed Bocor SamowDhageysoReal MP3
Suuratu Al-Anfal Q 1aadDhageyso
Suuratu Al-Anfal Q 2aadDhageyso
Suuratu Al-Anfal Q 3aad Dhageyso
 
MUXAADARO - ALLAAHU MOWLAANAA WALAA MOWLAA LAHUM
Muslimiintu waa hal waxjameeco iyo qolo qolo ah kalama lahan, Allaah ayaa Mowlaheena ah Kufaartuna wali malahan. Dhageyso Muxaadaradan Qiimaha badan ee uu soo jeedinayo Mujaahid Sh Fu'aad Maxamed Khalaf.

 Allaahu Mowlaanaa | Save as MP3 | 24/12/07
SIDEE U DHACDAY UDXIYADII ADDACWAH ARUURISAY
Asalaama caleykum waraxamtulaahi wabarakaatuh. Shabadda Islaamiga ah ee Addacwah.com iyo Bahdeeda Somali Islamic Dacwah Center, waxey usoo gudbineysaa Shacabka Soomaaliyeed Qaabkii ay u dhacday Deeq ay shabakaddu gaarsiisay Dadka Masaakiinta ah ee Soomaaliyeed ee laga Barakiciyay Guryahooda Deeqdan oo Shabakadda ay soo gaarsiiyeen walaalo Soomaaliyeed oo intooda badan ku dhaqan Qurbaha.... Sii Akhri 19/12/07 (Daawo Sawirada)
WARBIXIN DHEER OO KU SAABSAN XAALADA DALKA
Walaalayaal waxaan idiin soo gudbineynaa Warbixin dheer oo ku saabsan Xaalada wadanku ku suganyahay. SHEEKH C/QAADIR CALI CUMAR. Sheekhu wuxuu ka war bixinayaa dhibaatada cadowgu u geystay umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah iyo heerka Jihaadku uu mariyo 
Warbixinta oo dhameystiran 17/11/07
WARBIXIN IYO KALIMAD BARAARUJIN AH
Sh Fuaad Maxamed Khalaf ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga digay iney ku mashquulaan waa la yiri iyo waa la sheegay oo ay jihaadka  xoogeeyaan iskana daayaan wararka aan qiimaha ku fadhin ee lagu cajas galinayo Jihaadka. 
 Dhageyso Kalimadda Sheekha 17/11/07
BIRRUL WAALIDEYN (WAALIDKA OO LOO BAARI NOQDO)
Walaalayaal waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo si xeel dheer uga hadleysa xuquuqda waalidku uu leeyahay iyo in waalidka loo baari noqdo. SHEEKH XASSAAN XUSEEN AADAM. Fadlan isku day inaad dhageysato muslimiintana gaarsiiso jzk.
Birrul waalideyn | Save as MP3 | 15/10/07
XULASHADA ADDACWAH IYO QURR'AADA SOOMAALIYEED
Asalaama caleykum waraxmatullaahi wabarkaatuh. Walaalayaal Bacdal ramadaan Shabakkada Islaamiga ah ee Addacwah waxey xuuraansatay Qaariga Soomaaliga ah ee ay ugu tala gashay inaad ku ciidaan ood codkiisa ku raaxeysataan waa USTAAD CALI JAAMAC NUUR (CALI JAABIR) From Qardho Somalia
Suuratu Al-Cimraan | Save as MP3 | 15/10/07
Gabaydii ugu dambeyey ee Abwaan Raage Axmed
Walaalayaal waxaan idiin soo gudbineynaa Gabayadii ugu dambeeyey ee uu tiryay abwaanka Islaamka Sheekh Raage Axmed, Gabayadan oo xambaarsan dhambaalo iyo xikmad murtiyeed quseeya rag iyo dumarba Nala dhageyst. 09/08/07
Gabdhihii Xijaabnaa | Save as MP3 |
Ka bogso Buufiska   | Save as MP3 |
AL-KUFRU BIDAAQUUT - DAAQUUTKA OO LAGU KUFRIYO
Walaalayaal dalabaadka walaalaha oo nagu batay muxaadarooyinka (ALKUFRU BIDAAQUUTH). ayaan isku daynay inaan soo saarno 2da qeybood ee Sh Maxamed Axmed Rooble *Abuu Ramla* (Boqolsoon) Raximmahullaahu tacaalaa.
AL-KUFRU BIDAAQUUT Q1AAD | Save as MP3 |
AL-KUFRU BIDAAQUUT Q2AAD | Save as MP3 |
ACDAA'UL ISLAAM - CADOWGA ISLAAMKA
Waa muxadaro ka hadleysa Cadowga islaamka iyo qaabka loo dajiyay khiyaanada loogu tala galay in lagu gumaado islaamka.
Sh Maxamed Axmed Rooble *Abuu Ramla* (Boqolsoon) Raximmahullaahu tacaalaa.

ACDAAUL ISLAAM| Save as MP3 | 16/07/07
DAGAALKA WAANU KU FAA'IIDNAY EE KUMANAN KHASAARIN
Gudoomiyaha Jabhadda Islaamiga ah ee Xoreynta Soomaali Galbeed. Sh Ibrhaaim Maxamed Xuseen (Sheekh Ibraahim Dheere)
Dagaalka Weynu Ku faa'iidnay ee Kumaanan Khasaarin.
Qeybta 1aad | Save as MP3 | 25/06/07
Qeybta 2aad | Save as MP3 |26/06/07
Jamadul Akhir 11/1428 - 26 /06/ 2007
     

 Raadad
ADDACWAH 
pixel
 dot Sh Maxamed Bocor Samow  20.09.2008
 dot Tafsiirka Quraanka Sheekh Maxamed Bocor Samow  14.07.2008
 dot Sheekh Cismaan Cali Xuseen  29.01.2008
 dot Kutub Somali Qoraal  16.01.2008
 dot See More About Addacwah!  08.01.2008
Addacwah 2.0
Live Support
Kalimada Sh Xasan












10 /06/ 07 Dhageyso Fariinta Sh Xasan Dhageyso
Kalimada Sh Shariif
Tafsiirka
Arabic Keyboard
Taatiikhdii Andalus
Kalimada Sh Fu'aad

Sheekh Fu''aad Maxamed Khalaf Dhageyso
05 /05/ 07
Geeska-Africa
Walaalahaa!
Waaqic Cibro Leh
Xoreynta Somalia
Total Hits
We received
2945442
page views since 2004
HOME | YOUR ACCOUNT | Topics | SEARCH | WEBMAIL
Designed by: Sakiin
E-mail: sakiin1@hotmail.com