Duruus

Newsletter

Ku Darso Emailkaaga

Options

Login Form



Forum Latest Posts

 Forum Latest Posts
Tafsiirkii waa dhamaaday! Abuurawda
Addacwah addacwah
Dhamaan...

Islamic Calendar


Muxaadarooyinkii Mu'tamarkii 7aad ee Oslo Norway 09/04/2009-13/04/2009

Diinta Ooga oo haku kala tagina

Sh Maxammed Cabdullaahi Casoowe

  

Download

Dhibaatada Macaasida

Sh Maxamed Daahir  Rooble

 

Download

Kuwa Allaah jecelyahay

Sh Cabdiraxiim Abulceyneyn

 

Download

Waxyaabaha lagu halaagsamo
iyo waxyaabaha lagu badbaado

Sh Maxamed Idiris

 

Download

Dawada Murugada

Dr Cali Maxamed Saalax

 

Download

Dadaalkii ay salafku dacwada ku bixiyeen

Sh Yuusuf Axmed Maxamed  

 

Download

Qisadii Asxaabul Ukhduud 

Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil

 

Download

Khaatumada wanaagsan iyo khaatumada xun

Sh Yuusuf Axmed Maxamed  

 

Download

Jannadu waxey hoos timaadaa Hooyada 

Sh Maxamed Idiris

 

Download  

 

 Tafsiirka Quraanka Kariimka Sheekh Maxamed Bocor Samow

Tafsiirku wuxuu ka baxaa SIDC Addacwah Maalmaha Isniinta, Arbacada Iyo Axada.

Sheekh Maxamed Bocor Samow
Tafsiirka Quraanka KariimkaSuuratu An-Nisaa Q5aad  Download
Tafsiirka Quraanka KariimkaSuuratu An-Nisaa Q4aad Download
Tafsiirka Quraanka KariimkaSuuratu An-Nisaa Q3aad Download
Tafsiirka Quraanka KariimkaSuuratu An-Nisaa Q2aad Download
Tafsiirka Quraanka KariimkaSuuratu An-Nisaa Q1aad Download
 

 Casharada Live-ka uga Socda Addacwah

Kitaabka Al-Muxarrar Fil Xadiith waa Kutub Fiqi ah oo Cusub dhanka duubista Wuxuuna kitabaku ka baxaa Masjid Tawfiiq Oslo Norway Wuxuuna Baxaa Maalmaha Arbacada, Jimcaha Iyo Axada Waxaana Akhriya Dr Cali Maxamed Saalax. Kutubku wuxuu LIVE uga baxaa Qolka SIDC.

Magaca Darsiga
Magaca SheekhaCasharka
Kitaabka Al-Muxarrar Fil Xadiith
Dr Cali Maxamed SaalaxCasharka 1aad
Kitaabka Al-Muxarrar Fil Xadiith
Dr Cali Maxamed SaalaxCasharka 2aad
Kitaabka Al-Muxarrar Fil Xadiith
Dr Cali Maxamed SaalaxCasharka 3aad
Kitaabka Al-Muxarrar Fil Xadiith 
Dr Cali Maxamed Saalax Casharka 4aad 
Kitaabka Al-Muxarrar Fil Xadiith 
Dr Cali Maxamed Saalax Casharka 5aad 
Kitaabka Al-Muxarrar Fil Xadiith 
Dr Cali Maxamed Saalax Casharka 6aad 
Kitaabka Al-Muxarrar Fil Xadiith 
Dr Cali Maxamed Saalax  Casharka 7aad  
 

Caqiidada Shiicada Shiicada

Caqiidada Shiicada Q1aad

Sheekh Maxamuud Shible

  

Download

Caqiidada Shiicada Q2aad

Sheekh Maxamuud Shible

 

Download

Caqiidada Shiicada Q3aad

Sheekh Maxamuud Shible

 

Download

Caqiidada Shiicada Q4aad

Sheekh Maxamuud Shible

 

Download

Caqiidada Shiicada Q5aad

Sheekh Maxamuud Shible

 

Download

Caqiidada Shiicada Q6aad 

Sheekh Maxamuud Shible 

 

Download 

Caqiidada Shiicada Q7aad 

Sheekh Maxamuud Shible 

 

Download  

Caqiidada Shiicada Q8aad 

Sheekh Maxamuud Shible 

 

Download  

Caqiidada Shiicada Q9aad  

Sheekh Maxamuud Shible 

 

Download  

Caqiidada Shiicada Q10aad  

Sheekh Maxamuud Shible 

 

Download  

 
Waxqabadka Addacwah

 UDXIYADII 2008-ka IYO SIDA ADDACWAH U GUDBISAY

Shabakadda Islaamiga ah ee Addacwah ayaa idiin soo bandhigeysa markale Udxiyadii iyo sanadkan Waxaana sanadkan walaalaha Soomaaliyeed ee kheyrka jecel nasoo gaarsiiyeen. lacag gaareysa 4,500$ oo lagu iibiyay xoolo dhan 106 neef oo ari ah. 09/12/08

Udxiyada ayaa sanadkan la gaarsiiyay Walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gudaha Dalka gaar ahaan kuwa cadowgu barakiciyay
(Daawo Sawirada) Sii Akhri....

SIDEE U DHACDAY UDXIYADII ADDACWAH ARUURISAY 2007

Shabakadda Islaamiga ah ee Addacwah.com iyo Bahdeeda Somali Islamic Dacwah Center, waxey usoo gudbineysaa Shacabka Soomaaliyeed Qaabkii ay u dhacday Deeq ay shabakaddu gaarsiisay Dadka Masaakiinta ah ee Soomaaliyeed ee laga Barakiciyay Guryahooda Deeqdan oo Shabakadda ay soo gaarsiiyeen walaalo Soomaaliyeed oo intooda badan ku dhaqan Qurbaha.... Sii Akhri 19/12/07 (Daawo Sawirada)

 

 
Valid XHTML and CSS.