|
Asalama alayakaum Alle ayaa Mahad leh isagaana mudan oo mahadsan,bacda alle SWT waxaan mahad u jeedinayaa walaalaha bogan furay ee u furay in ay umada Soomaaliyeed ee Muslimka ah ka faa'iidaystaan,isla markaasina soo geliyey duruus iyo casharo,muxaadarooyin iyo waxyaalo badan oo islaamka loogu faa'iidaynayo. Waxaan oran lahaa walaalaha addacwah xiriir ha nala soo sameeyaan insha allaah wixii nalooga baahdo bi'idnilaah waxaana jira dhalinyaro badan oo haatan diyaar u ah in ay qayb ka noqdaan addacwah iyo wixii looga baahdo Ciwaankan nagala soo xiriira yussufkakuma@yahoo.com Salaama Calaykum Abu Xassan |