Forum :
Tafsiirka Sheekh Maxamed Bocor Iyo ardaydiisa
Topic :
Tafsiirkii waa dhamaaday!
Assalamacaleykum waraxamtullaahi wabarakaatuh. Walaalayaal salaan kadib aadbaad ugu mahadsantihiin sidaad ugu dadaasheen isuguna xil qaanteen howl dad badi ka seexday oo ah dacwada Allaah. walaalayaal tafsiirkii waa gabo gabo waxaan ka teeraanyeeysanahay in aan ku camal fali wayo intaanu ka baranay iyo in ay amaano inagu tahay oo aanan gudbin karin. laakiin waxaan filayaa ardayda ku tixnaa casharka tafsiirka in ay dib u billaabaan marka sheekhu inuu dhameeyo sidii dulaabtu ahaanjirtayba marka la khatimo tafsiirka waa in ardaydu ay iyaguna dadka u faa'iideyaan. waxaan dhihi lahaa sidoo kale Sheekh maxamed kitaab kale ha inoo billaabo marka uu idlaado tafsiirku waana mahadsantihiin jasaakumullaahu kheyran. |