Options

Mailing List

Forum Latest Posts

 Forum Latest Posts
Re:Addacwah Abu Xassan
Tafsiirkii waa dhamaaday! Abuurawda
Addacwah addacwah
Dhamaan...

Islamic Calendar


Udxiyadii 2008 PDF Print E-mail
Written by SIDC   
Tuesday, 02 June 2009 10:32
Shabakadda Islaamiga ah ee Addacwah ayaa idiin soo bandhigeysa markale Udxiyadii iyo sanadkan Waxaana sanadkan walaalaha Soomaaliyeed ee kheyrka jecel nasoo gaarsiiyeen. lacag gaareysa 4,500$ oo lagu iibiyay xoolo dhan 106 neef oo ari ah. Udxiyada ayaa sanadkan la gaarsiiyay Walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gudaha Dalka gaar ahaan kuwa cadowgu barakiciyay.

dadka loo qeybiyay waxay kala yihiin :
  1. Agoonta
  2. dadka ku barkacay Duleedka magaalada muqdisho
  3. dadka ku nool gobolka banaadir

Waxaa lagu qeybiyay gobalka banaadir & shabeeladda Hoose Gaar ahaan Xarunta Marka.
 
Waxaa deeqdaan gudbiyay wakiilada addacwah ee soomaaliya.
ma ahan marki ugu horeysay ee walaalaha addacwah ay udxiyo ay qeybiyaan ayagoo mar waliba soo gaarsiiya walaalahooda soomaaliyeed deeqo kala duwan waxeyna horey u gaarsiiyeen deeqo kala ah Dhar, Lacago caddaan ah, Ufur, Raashin ceeriin iyo Udxiyo.

1

10

11
13
14
15

27
41
9


 
Valid XHTML and CSS.